Daawo Video: La yaabka Aduunka Saddex Sano Jir Culeyskiisa yahay 150 KG oo Cunto Cunista Joojin Karin | ALLSOOMAALILAND.COM
Thursday, October 2nd, 2014

Daawo Video: La yaabka Aduunka Saddex Sano Jir Culeyskiisa yahay 150 KG oo Cunto Cunista Joojin Karin

Published on October 1, 2014 by   ·   No Comments

Wiil yar oo saddex sano jir ah una dhashay dalka Brazil ayaa ku dhibaatoonaya culeyska miiseenkiisa oo gaaray 150 KG, waxaana lagu warramayaa inuusan joojin karin cunista cuntada oo la sheegay in maalintii uu cuno wax ka badan waxa ay cunaan afar qofood.

Qoyska wiilkaan ayaa indhaha ka eegan karin miiskaanka kor u socda ee wiilkooda, iyadoo la sheegay in wiilkaan u marki uu dhalanayay miisaankiisu ahaa 2.9 KG, bil kastana ay kusii kordheysay 3KG.

Wiilkaan yar ee reer Brazil ayaa reerkiisu shaqa uga dhigeen inuu maalinti qaado 11 dhagax oo cusul, taasoo usoo qoray dhaqtar si uu yaraado miisaankiisu.

HALKAAN KA DAAWO

shuluq

Readers Comments (0)




NAGU SOO BIIR